Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID injineer Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in kooomishanka doorashooyinku noqday mid maalinta loo baahan yahayna lla soo qaadanayo , marka kalana la tuurayo