Muj. Cali Guray ayaa si weyn taageeray murrashaxa xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi isaga oo hore u sheegay in aan Muuse Biixi lagu aamini karin dalka, Hoos ka DAAWO Muuqaalka Cali Guray ee shalay iyo maanta