Wafti ballaadhan oo uu horkacayo hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa safar shaqo ugu baxnay dalka Kenya waxaan wafigan ku weheliya xubno ay ka mid yihiin Dr. Maxamed Cali Aw Cabdi, Dr. Maxamed Cismaan Fadal, Muniir Axmed Cigaal, Ismaciil Hurre Buubaa, Cabdirisaaq Khaliif Axmed.