DAAWO: Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyey Wasiir Faratoon

0
869

Golaha Wakiilada ee JSL ayaa maanta cod aqlabiyadah ku meelmariyey magacaabistii Madaxweynaha JSL uu Md Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir u Magacaabay inuu noqdo wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha.