Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa khudbad ka jeediyay furitaanka shirkii gollaha dhexe ee xisbiga WADDANI oo ka socda hotel Ambasadoor ee Magaalada Hargeysa