Wasiirkii Hore ee madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo dhawaan loo magacaabay Xil bulshada si wayn u hadal haysay ayaa sheegay inuu xilkaasi ka tanaasuli doono haddii ay bulshadu fahmi waydo.