Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibada xisbiga WADDANI ku soo dhawaynayay siyaasiyiintii isbahaysiga KULMIYE