Waxaa maanta magaaladda Hargeysa toos ugaga dhawaaqay ku biiristooda xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, isbaheysigii dimuqraadiyad doonka Kulmiye. War loogu talo galay saxaafadda oo ay goobjoog ka ahaayeen dhamaan siyaasiyiintaasi, ayuu afhayeenkooda Xusseen Axmed Caydiid ku shaaciyey ku biiristooda xisibiga WADDANI.