Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (faratoon) ayaa ka jawaabay dhaliilo uga yimi siyaasiyiin xisbiyada mucaaradka ah ka tirsan,sidoo kalena waxa uu ka hadlay diiwaangalintii dalka ka qabsoontay.