Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay xidhiidhka waxbarasho ee ka dhaxeeya dawladaha Somaliland iyo Itoobiya.