wasiirka warfaafinta Somaliland mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid “Cadaani” oo ku sugan magaalada hargeysa ayaa ka hadlay socdaal ay ku tageen degmada ceel-afwayn iyo halka ay marayso nabadaynta labadii beelood ee dhawaan ku diriray degmada Ceel-afwayn,sidoo kalena waxa uu ka hadlay khilaaf la sheegay inuu soo kala dhex galay gudidii madaxwayne Siilaanyo u direy nabadaynta beelahaasi ku diriray degmada Ceel-afwayn.