Somaliland: Xisbiga KULMIYE Oo Soo Dhaweeyey Go’aanka Maxkamada Sare Ka Soo Saartey Kala Qaadista Doorashooyinka

0
770

Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga Kulmiye soo dhaweynaayo go,aanka ay maanta maxkamada sare ka soo saartey kala qaadista labada doorasho ee wakiilada iyo madaxtooyadda