Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay go’aanka Maxkamada Sare ka Soo Saartay khilaafkii xisbiga UCID, wuxuuna ku tiraabay inuu dhiniciisa guul u yahay go’aankaasi, halka uu magacyadooda taxay xubnaha hoggaanka Xisbiga ee marjaca u noqon doona Guddida qaban qaabada shirweynaha aan caadiga ahayn ee Xisbiga UCID qabsanaayo. Faysal Cali Waraabe oo arrimahaas ka