Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI ayaa munaasibad u qabtay tageerayaal tiro badan oo ka soo digarogtay Xisbiga UCID, kuwaas oo dhawaan iska casilay Xisbigaas. munaasibadan ay kaga soo biirayeen Xisbiga WADANI oo ka qabsoontay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer