Somaliland: Guddoomiye Cirro Oo Xilal Cusub Xisbiga WADANI U Magacaabay.

0
905

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa waxa uu maanta magacaabay saddex xil oo cusub oo kala ah :
1. La-taliyaha Guddoomiyaha ee Arrimaha Dhaqaalaha.
2. Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Gobolka Togdheer ee Xisbiga WADDANI.
3. Guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle ee Xisbiga WADDANI.

waddani-1-0 waddani-2-0 waddani-3-0