Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Oo Magacaabay Xilal Cusub.

0
834

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay xilalka guddoomiyeyaasha garabbada Haweenka iyo Dhallinyarta ee xisbiga WADDANI, waxaana uu guddoomiyaha garabka haweenka uu u magacaabay Marwo Foosiya Keyse Faarax oo ka soo jeeda gobalka Sool, halka uu sida oo kale na guddoomiyaha garabka dhallinyarta xisbigaas uu isn u magacaabay Md.Maxamed Siddiiq Cabdillaahi (Dhamme) oo isna ka soo jeeda gobalka Saaxil.

masuuliyiin

Magacaabista xilalkan, ayaa waxa lagu magacaabay War-saxaafaddeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), waxaana nuqul ka mid ah oo na soo gaadhay uu u dhignaa sidan:

1 2