Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo ka mid ah guddida arrimaha guddaha ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa si faah-faahsan uga hadlay  xeerka maydhitaanka lacagaha