Siyaasi Axmed Xaaji Cabdulaahi Xamarje ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay, Lixda Goobood ee lagu muransanyahay ee Waqooyiga Magaalada Hargaisa, wuxuuna ayaan darro ku tilmaamay in maanta shacabka walaalaha ah ee ka soo kala jeeda labada beelood ee awdal iyo waqooyiga hargaisa, wuxuuna ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay Xildhibaan aareeye oo ka soo jeeda Gobolka Selel.