Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid “Cadaani” ahna afhayeenka xukuumadda Somaliland ayaa go’aaamo iyo digniino adag kasoo saaray dagaalada u dhaxeeya beelaha walaala ah ee ka socda deegaanada hoos yimaaada degmada Ceel-afwayn ee gobolka sanaag