Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Hor Timid Shirka Beesha Gobolka Saaxil Ee Baxarasaafka.

0
746

Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye(Shamax) ayaa sheegay in aanay xukuumadu ogolay shirka ay iclaamiyeen beesha degta gobolka Saaxil