Guddoomiye Ku-Xigaanki Koowaad Ee Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Saami-Qaybsiga Golaha Wakiilada

0
858

Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Saami Qaybsiga Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Mawqifka Ay Dadwaynaha Deegaanada Gobolada Bari Ka Tagan Yihiin Diiwaangalinta

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarah ayaa ka hadlay dhawr arimood oo ay kamid yihiin saami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada Somaliland, diiwaangalinta codbixiyayaasha ee ka socota gobolada bariga Somaliland iyo waliba mawqifka ay dadwaynaha deegaanada gobolada bari ka taagan yihiin qabsoomida diiwaangalinata.