Buug Tariikh Facweyni Ku Duugantahay Oo Laga Qoray Muuse Galaal, Oo Hargaysa Lagu Soo Bandhigay.

0
1145

Buug tariikh badani ku duugantahay ayaa laga qoray qoray Muuse Galaal oo soyaal tariikheed oo facweyn ku laha guud ahaan degaanada ay degaan dadka Af-somaaliga ku hadlaa ayaa lagu soo bandhigay Magaalada Hargaysa.

Munaasibada bandiga buuga Muuse Galaal, waxa ka soo qayb galay qaar kamid ah Madaxda iyo haldoorka dalka, oo ay kamid ahayeen Murashaxa Xisbiga UCID, Mud. Jamaal Cali Xuseen, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna hoggaamiyaha Xisbiga WADANI, Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) sugaanyahano, Wariyayaal caan ah iyo marti sharaf kale. Musawirka xafladaas iyo hanaankii loo soo agaasimay

buuga @1 buuga@#