War Deg Deg :- Mudaharaad Hada Ka Bilowedey Magaalada Burco Ee Xarunta Gobalka Togdheer (Sawiro).

0
857

war deg deg ah oo  soo gaadhaya shabakada wararka ee CodkaSomaliland.com waxaa ay sheegayn in goor dhaweyd uu mudaharaad ka bilowdey magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer .

Mudaharaadka ayaa waxaa uu ka socda Siirooga Magaalada Burco , Gobalka ila Biriish waxaan  dadka mudaharaadka dhigayaa ay ka ay yahiin qaar ka biyo diidan xukunkii dhawaan lagu ridey dadkii loo haystey dilkii taliyaha qeybte ee Gobalka Saaxil Marxuum Ganshaale Casayr .

Waxaaana uu mudaaraadkani dabo Socdaa mudaharaadyo xalay ilaa shalay ka dhacaayey magaalooyinka Sheekh iyo Berbera .

ma1 ma2