Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada Burco Iyo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Sheegay In Cid Gaara Soo Abaabushay Mudaharaaadkan Ayn Sharciga La Tiigsan Doonaan

0
805

Waxa maanta ka dhacay magaalada burco mudaharaad ay dhigeen dad kasoo horjeeday xukunkii maxkamada ciidamada qalabka siddaa ku  xukuntay dil 8 eedaysane oo la haystay dilkii taliye Casayr, gudoomiyaha gobolka togdheer ayaa sheegay in mudaharaaadkaasi ahaa mid ay soo abaabuleen dad gaara ayna sharciga la tiigsan doonaan.