Xukuumadda Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Awrboogays.

0
981

Xukuumadda Somaliland, ayaa faah faahin ka bixisay shirkii dhawaan lagu soo gebo gabeeyay degaanka Awrboogays, Wasiirka Warfaafinta Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Cadaani) oo arrimahaas ka hadlaaya