War Deg Deg :- Mudaharaad Xoogan Oo Gil Gilay Magaalada Sheekh Iyo Khasaare Xoogan Oo La Soo Gaadhsiiyey Baabuurta U Kala Gooshta Burco Iyo Berbera .

0
746

War deg deg ah oo hada soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee  shabakada wararka eeCodkaSomaliland waxaa uu sheegaya in goor dhaweyd uu madaharaad xoogan ka bilowdey  magaalada Sheekh

Dadka Mudahaaradka dhigaayey ayaa waxaa ay ka biyo diideen xukun shalay lagu riday  ragii loo haystey dilkii Taliye Caseyr

Sidoo kale dadkii mudahaaradka dhigaayey ayaa waxa ay khasaare xoogan soo gaadhsiiyeen baaburta u kala gooshta magaalooyinka Berbera iyo Burco  waxaana ay wararku sheegayaan in dadkani ay jareen wadada dawga Sheekh

warkan oo faahfaahsan goor dhaw kala soco shabakada Codkasomaliland.com