“Waanu Ogol Nahay In Qaadka Miirooga La Keeno Somaliland” Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan.

0
823

Guddoomiyaha arrimaha bulshada ee golaha wakiilada Somaliland Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo in Kenya keento Somaliland qaadka miirooga ah