Faysal Cali Waraabe oo Qaadacay Go’aanka Gudida Diwaangalinta ay ka soo saren Khilaafka UCID

0
813

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal cali Waraabe ayaa qaadacay natiijadii saaka kasoo baxday Guddida diiwaangelinta Ururadda siyaasadda. Waxanu sheegay inaanu ogolaanayn shan xubnood oo Guddidu amartay inuu soo xusho garabkiisa, halka garabka Musharrax jamaal na la faray inuu shan xubnood soo xulo, 10. Tobankaas xubnood ayaa soo maamulayaa shirkaa.

Geest Kale, faysal cali waraabe ayaa si cad warbaahinta uga sheegay qaadacaadiisa. Waxanu tilmaamay in shirkaa aanay awood u lahayn guddida diiwaangelintaa inay shirka xisbiga soo farogeliyaan.

Waxa kaloo dhinaciisa soo dhoweeyey Gudoomiye Cali guray oo ku dhawaaqay inay guuleysteen