“Ciidagale Nimaan Cod na siinin waa Cirka u Tuur…”.Musharax Jamaal Cali Xuseen.

0
711

Musharax Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu khudbad Cajiiba kaga hadlayay xafladii lagu Caleemo-Saaray Suldaanka guud ee beesha Maxamed Daa’uud Ciidagale ee (Guuyoobe) oo maanta lagu qabtay Qoton-dabo