Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Weerarkii Ay Maleeshiyaadka Maamulka Puntland Ee Somaliya Ku Soo Qaadeen Ciidamada Qaranka Somaliland.

0
764

Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay weerarkii aya shalay ku soo qaadeen maleeshiyaadka Puntland ku soo qaadeen ciidamada qaranka Somaliland