Wasiiro Ka Tirsan Xukumadda Somaliland Oo Maanta Gaadhay Degmada Awr-boogays Oo Ka Tirsan Gobolka Sool Kana Hadlay Ujeedada Socdaalkood

0
755

Xubno wasiiro ah oo ka socda xukumadda Somaliland iyo xildhibaano golaha wakiilada ka tirsan ayaa maanta lagu soo dhaweey degmada Awr-boogays oo ka tirsan gobolka sool, waxaana ay wasiiradani ka hadleen ujeedada safarkooda.