Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Dhismaha Wadada Ceerigaabo Oo Uu Safar Ku Maray Dhawaan Iyo Waxyalaha Uu Kusoo Arkay

0
672

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa ka hadlay halka ay marayso dhismaha wadada ceerigaabo oo uu dhawaan safar ku maray, waxaana uu ka warbixiyay waxyaalihii uu kusoo arkay intii socdaalka ku joogay gobolka sanaag.