“Dadka Shirka Iclaamiyay Qaar Xamar Ayay Ka Yimaadeen, Qaar Kale Dibadda Ayay Ka Yimaadeen, Dhammaantood-na Xisbiga WADDANI Ayay Ka Tirsan Yihiin” Suldaanka Guud

0
847

“Dadka Shirka Iclaamiyay Qaar Xamar Ayay Ka Yimaadeen, Qaar Kale Dibadda Ayay Ka Yimaadeen, Dhammaantood-na Xisbiga WADDANI Ayay Ka Tirsan Yihiin” Suldaanka Guud

Suldaanka guud ee baalaha Somaliland ayaa si adag u beeniyay in warar sheegaya in uu iclaamiyay shir ay qabsanayaa beesha garxajis waxaanu sheegay in shirkaa ay dabada ka riixayaan masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI