Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Warbixin Ka Dhagaystay Xubnihii Iskugu Jirey Salaadiinta Iyo Golaha Guurtida Ee Uu U Xil Saaray Xalinta Shaqaaqada Deegaanka Dharkayn-geenyo Ee Gobolka Sool

0
825

Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta warbixin ka dhagaystay gudidii iskugu jiray salaadiinta iyo golaha guurtida ee uu u xil saaray xalinta shaqaaqadii deegaanka dharkayn geenyo ku dhex martay labada belood ee walaalaha ah.