Somaliland: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Guddiyo Fulineed u Magacaabay Laba Gobol Oo ku Weyn Xisbiga KULMIYE

0
879

Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya isla markaana ah murrashaxa madaxweynaha ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta magacaabay guddiyadda fulinta ee gobollada Togdheer iyo Gabiley ee xisbigaasi oo ah laba gobol oo xisbigaasi ku leeyahay taageero xoog leh.

Sida lagu sheegay laba war-saxaafadeed oo uu saaray Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, waxaanu u qornaayeen sidan:-

“Ka dib markii aan shirar iyo wada-tashiyo ka yeeshay dhammaystirka Guddida Fulinta ee Gobolka Togdheer.Ka dib markii aan arkay muhiimadda Guddida Fulinta ee heer Gobol u leedahay habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Togdheer, laga bilaabo June 29, 2016:-

  1. Xasan Cabdillaahi Axmed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee Xisbiga Kulmiye
  2. Siciid Xaashi Yuusuf – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-Ku-xigeenka Koowaad ee xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  3. Jaamac Ibraahim Xirsi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Labaad ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  4. Cabdillaahi Ibraahim Xujaale – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  5. Baashe Cismaan Xirsi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  6. Abokor Carab Ileeye – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  7. Nasra Maxamed Yuusuf – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  8. Ciise Aadan Abokor – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigalinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  9. Xasan Maxamuud Maxamed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgalyada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  10. Jaamac Cabdi Xassan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Laamaha Xisbiga Kulmiye ee Goboka Togdheer.
  11. Yuusuf Maxamed Cariish – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Komishanka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  12. Cawil Daahir Cabdille – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Saxaafadda Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  13. Cabdixakiim Axmed koor – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Dhaqaalaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  14. Sahal Muuse Faarah – Xubin
  15. Axmed Maxamuud Saleebaan – Xubin
  16. Cabdiqani Mahdi Jaamac – Xubin
  17. Abokor Bile Isxaaq – Xubin

Geesta kalena, waxa guddoomiyuhu magacaabauy guddida fulinta ee gobolka Gabiley ee xisbiga KULMIYE, waxaanu qoraalka uu ku magacaabay u qornaa sidan:-

“Ka dib markii aan shirar iyo wada-tashiyo ka yeeshay dhammaystirka Guddida Fulinta ee Gobolka Togdheer. Ka dib markii aan arkay muhiimadda Guddida Fulinta ee heer Gobol u leedahay habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Togdheer, laga bilaabo oo  June 29, 2016:

  1. Xasan Cabdillaahi Axmed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee Xisbiga Kulmiye
  2. Siciid Xaashi Yuusuf – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-Ku-xigeenka Koowaad ee xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  3. Jaamac Ibraahim Xirsi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Labaad ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  4. Cabdillaahi Ibraahim Xujaale – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  5. Baashe Cismaan Xirsi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  6. Abokor Carab Ileeye – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  7. Nasra Maxamed Yuusuf – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  8. Ciise Aadan Abokor – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigalinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  9. Xasan Maxamuud Maxamed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgalyada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  10. Jaamac Cabdi Xassan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Laamaha Xisbiga Kulmiye ee Goboka Togdheer.
  11. Yuusuf Maxamed Cariish – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Komishanka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  12. Cawil Daahir Cabdille – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Saxaafadda Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  13. Cabdixakiim Axmed koor – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Dhaqaalaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
  14. Sahal Muuse Faarah – Xubin
  15. Axmed Maxamuud Saleebaan – Xubin
  16. Cabdiqani Mahdi Jaamac – Xubin
  17. Abokor Bile Isxaaq – Xubin.”