Guddoomiye Cirro Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ugu Maqnaa Dalka Dibaddiisa Iyo Kulamo Uu La Qaatay Masuuliyiinta DP World.

0
735

Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa ka warbixiyay safar uu ugu maqnaa waddamada dibadda iyo kulamo uu la qaatay masuuliyiinta shirkadda DP World