Madaxweynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Ethiopia Oo Markii Ugu Horeyay Ka Hadlay Dadkii Lagu Laayay Degaanka Jaamac Dubad.

0
774

Madaxweynaha dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markii ugu horeysay wuxuu ka hadlay dadkii shacabka aha ee lagu laayay Degaanka Jaamac Dubad oo ka tirsan Degamada Gaashaamo ee dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.