“Cali Khaliif Iyo Garaad Jaamac Ayaa Wada Dagaalka Dharkeyn geenyo Oo Dhiiga Dadka Kursi Ku Doonaya” Suldaanka Guud Ee Somaliland

0
815

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa dagaalka dharkeyn geenyo ku eedeeyay Cali Khaliif Galaydh iyo Garaad Jaamac