Wefti Wasiiro Ah Oo Ka Socda Xukuumadda Somaliland Oo Gobolka Sool U Tagay Xallinta Shaqaaqadii halkaasi Ka Dhacday.

0
671

Xubno ka tirsan golaha wasiirada Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka sool yagoona Halkaasi u tagay xallinta shaqaaqadii halkaasi ka dhacay.