Ciidamadda Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Dharkayn-geenyo Iyo Maamulka Gobolka Sool Oo Amaro adag ka Soo Saaray Dagaalkii Ka Dhacay Degaankaas.

0
677

Maamulka Gobolka Sool ayaa Sheegay inay Deegaanka Dharkey Geeyo oo Shaqaaqo ku dhex martay laba Beelood oo Walaalo ah ay gaadheen Cutubyo ka Tirsan Ciidanka qaranka,Waxaa kale oo Maamulka Gobolka Sool soo saaray awaamiir lagu Sugayo Amniga.