Somaliland: Wafti Ka Socda Golaha Wakiilada Iyo Guurtida Somaliland Oo Ka War Bixiyay Ujeedada Safar Ay Ku Joogaan Dalka Kenya.

0
678

Wafti ka socda golaha wakiilada iyo guurtida Somaliland oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha golaha wakiilada Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) oo safar ku jooga dalka Kenya ayaa ka war bixiyay ujeedada safarkooda, Hoos ka DAAWO Waftiga oo ka hadlaya arrimaha.