Uganda: Raggii Ka Dambeeyey Qaraxyaddii Kampala Ka Dhacay 2010 Oo La Xukumayo.

0
694

Magaaladda Kampala waxaa maanta xukun lagu ridayaa ragii ka dambeeyey weerarkii Kampala ka dhacay 2010-kii.
Weerarkaasi waxaa ku dhintay dad gaadhaya 70 qof oo ciyaar kubada ah daawanaya.

Shalay ayay ahayd markii ragan lagu helay dambigan inay gaysteen.
Waxaa sidoo kale jiray rag kale oo dambi lagu waayay oo la fasaxay.
Weeraradan Kampala loo gaystay waxay dhaceen sanadkii 2010-kii
Dadka dhamaaday ayaa daawanay ciyaar kubadda cagta ahayd ee koobka aduunka
Ururka Alshabaab ee Soomaliya ka dagaalama ayaa weerarkaasi sheegatay berigaasi