Somaliland: Munaasibad Kulmisay Haldoorka Somaliland Oo Lagu Caleemo Saaray Suldaanka Beesha Sanbuur

0
667

Munaasibad si weyn loo soo agaasimay, oo ay ka soo qayb galeen badi haldoorka Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu caleemo saaray Suldaan Sheekh Yuusuf Cabdi Cawad oo noqonaya Suldaanka Beesha Sanbuur (Ibraahim Sheekh Isxaaq) in kasta oo Suldaan hore ay beeshu caleemo saartay hadana Munasibadani waxay ahayd mid si weyn loo soo agaasimay.

Waxaana ka soo qayb galay badi Madax dhaqameedka Somaliland, oo ka kala yimi Gobolada Dalka oo dhan, xubno ka socday Golaha Wasiirada oo tiro badan, Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan, Abwaano, Culimada waa weyn ee dalka,  siyaasiyiin iyo marti sharaf kale.

Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (28) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (27) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (26) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (25) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (24) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (23) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (22) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (21) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (20) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (19) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (18) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (17) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (16) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (15) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (14) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (13) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (12) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (11) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (10) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (9) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (8) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (7) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (6) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (5) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (4) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (3) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (2) Ceelmasaarka suldanka Sanbuur (1)