Somaliland: Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka Hadlay Heshiiskii Maal-gashiga ah Ee Dekedda Berbera.

0
836

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng Faysal cali waraabe Oo Munaasibad  Tageerayaal Ku Soo Biirayeen Khudbad Ka Jeediyay Ayaa Ka Hadlay Maal-Gashiga Dekeda Berbera.