Somaliland: Laabsaalax Oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay Inuu Soo Kala Dhex Galay Kooxda Xilkiina Ku Wareejiyay Gudoomiyaha Cusub Ee Ay Doorteen Kooxdu

0
752

Gudoomiyahii hore ee koox faneedka xidigaha geeska abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa ka hadlay khilaf l sheegay inuu soo kala dhex gallo kooxda xidigaha geeska,isaga oo sheegay inaanay jirin wax khilaf ah oo soo kala dhex galay kooxda.
Dhanka kae waxaana uu gudoomiyuhu xilkii ku wareejiyay gudoomiyaha cusub ee dhawaan ay soo doorteen kooxdu.