Somaliland: Xubno Wasiiro Ah Oo Socdaal Ku Tagay Deegaanada Bariga Gobolka Sanaag Iyo Nuxurka Ujeedada Socdaalkooda

0
659

Xubno wasiiro ah oo ka socda xukumadda Somaliland aya manta socdaal ku tagay deegaanad bariga Somaliland, waxaana ujeedad socdaalkoodu ahayd indha indhaynta xaalada dad iyo duunyo ee deegaanadaasi.