Somaliland: Daawo Dhaqaale La’aan Soo Waajahday Xisbiga WADDANI Iyo Guddoomiye Cirro Oo Qurbe-jooga Ka Codsaday Inay U Xaraashaan Dahabka Guryaha Iyo Dhulka Si Uu Tartanka Ugu Galo

0
774

Xisbiga WADDANI ayaa waxa soo food saartay dhaqaale la’aan baahsan waxaanu guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi uu ka dalbaday qurbejoogtay inay u xaraashaan hantidooda sida Dahabka, Guryaha iyo dhulka si xisbiga ugu galo ololaha