Somaliland: Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Adag U Naqdiyey Hadalo Ka Soo Yeedhay Guddoomiye Cirro

0
737

Xoghayihii hore ee warfaafinta Xisbiga WADDANI Muj. Boobe Yuusuf Ducaale ayaa si adag uga soo horjeestay hadal dhawaan ka soo jeedhay guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) oo uu ku sheegay in laga doodayo maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May