Daawo Al Fanaan Maxamed BK Oo Ka Hadlay Khilafka Ka Dhex Taagan Xiddigaha Geeska Iyo Sababaha Kooxda Looga Saaray.

0
715

Fanaanka caanka ah ee Maxamed Siciid Cabdi BK oo ah fanaan ka tirsanaa kooxda xidigaha geeska oo ah koox  oo ay leedahay qaranka Somaliland wakhti xaadirkana ku sugan magaalada xeebeedka berbera ayaa waxa uu ka hadlay khilaaf mudooyinkii u danbeyey ka dhex jiray kooxda xidigaha iyo waliba sababa uu u aanaynayo in kooxda laga saaro. Sidoo kale wuxuu ka hadlay Bk, qadiyada Somaliland iyo arrimo kale.