Somaliland: Sawiradda Libaaxyadii Waran Cadde Oo Dex Maraya Suuqyada Magaalada Hargeysa Kana Qayb Qaatay Xuska 18-May

0
727

Xayawaanka loo yaqaano libaax ee uu leeyahay wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cadde ayaa waxya hada dhex marayaan suuqa way nee magaalada hargeysa.

Waxaana liibaaxyadan ay ka qayb qaateen maalinta qaranimada Somaliland ee 18-may oo ah maalintii ay dawlada Somaliland dib ula soo noqotay xornimadii luntay 1960, waxaana libaxyadan oo ay ku xardhan yihin astaanka qaranka Somaliland lagu wadaa baabuur kuwaasi oo ay aad ula dhaceen bulshada caasimada hargeysa ee iyagu xusayay xuska 18-may.

Boqolaal dadwayne ah ayaa iyagu daawanaya aadna ula dhacsan libaaxyadan dhex maraya magaalada hargeysa ee xusaya xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18-may oo ah sanad guuradii 25-aad ee kasoo wareegtay asaaska jamhuuriyada Somaliland.

13263889_967320900048430_1352542488674520324_n